Warar
Biixi Iyo Farmaajo Oo Kulmaya
Ilo-wareedyo diblomaasiyaddeed ayaa ii xaqiijiyay in toddobaadka soo socda ay dalka Jabuuti ku kulmi doonnaan madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo ka Soomaaliya Maxamed Farmaajo.
Kulanka ayaa waxaa qayb ka ah raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed, iyadoo arrintan ay riixayso dawladda Mareykanka.
Waxaa uu noqon doonaan kulan heer sare ah oo labada dhinacba ay ka qayb-gali doonnaan weftiyo culus.
Source: Suxufi Khaalid Foodhaadhi