Warar
Wiilal badda Berbera kugeeriyooday galabta
Wiilal badda Berbera kugeeriyooday galabta.
Labo wiil oo dhalinyaro ah ayaa geeriyooday kadib markii ay liqday Xeebta loo dabaaltago ee batalaale , alle ha unaxariisto dhamaantoodbe waxaa kujiray dadka geeriyooday wiil dhalinyaro ah oo soo badbaadiyey dad ay tiradoodu ilaa 10 ruux gaadhayso sidaasi waxaa ii xaqiijiyey sarkaal Ayaanle oo ka tirsan Ciidanka Badda Jsl waxaa intaasi raaciyey inuu jiro wiil sadexaad oo aan ilaa hada la helin geeri iyo nolol balse la baadhayo.
Dhamaan dadkan geeriyooday ayaa la geeyey cuspitaalka Degmada Berbera .
Source mukhtar cabdiraxmaan