Warar

Shuruudihii Xisbiga Kulmiye maanta shaaciyey waxaan ka fahmay

Shuruudihii Xisbiga Kulmiye maanta shaaciyey waxaan ka fahmay qodobadan, adiguna maxaa kaga baxay?

■ In aanu Madaxweynuhu aan ahayn Murrashax Guddoomiye, balse uu yahay Murrashaxa Xisbiga.
■ In Maxamed Kaahin soo laabtay
■In Ciddii wax isla haysaa bannaanka timaado
■ In Shuruuduhu la fududeeyey, si aan cabasho iyo dildilaac u iman shirka ka hor
■ In doorasho Guddoomiye iyo Ku-xigeennadiisu dhacayso, oo isku wareejin dhacayn
■ In laga sii jawaabo, su’aalo la filayey in daba yaaqada bishan Salaadiinta Bariga Burco ka sugayeen Madaxweyne Muuse Biixi, marka ay la kulmaan.
■ In uu cad yahay Murrashaxa Xusbigu iyo Madaxweynuhu wato lagana shaqaynayo sidii loo horgen lahaa madal laga sii shaqeeyey oo sacab iyo mashxarad ka dhiman tahay.
■ In Hoggaanka sare ee Xisbiga Isbeddel weyn lagu samaynayo.
■ In la muujiyey in shirku yahay mid dimuqraadi ah oo loo siman yahay, sida shuruudaha ka muuqata
■ In Ergo la soo xulay, la soo hubiyey madasha ay iman doonto

Waa aragtiyada, adigu maxaa kaga baxay?

Suxufi  Saleeban Xaashi

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button