Warar

“Waxaan Leeyahay Madaxwayne ku-xigeena Lalama Tartamo.”

Siyaasiga Xamse Khayre ayaa tilmaamay in ay haboon tahay in madaxweyne ku xigeenka Somaliland doorkan u tartamo guddoomiye xigeenka 1-aad ee Kulmiye si uu halkaasi uga tiigsado kursiga guddoomiyaha ee uu ku gaadhayo musharrax madaxweyne. Tallaabadaasna ay wax ka tari doonto arrinta Saamiqaybsiga gobollada Galbeedka.

Alle ha Barakeeyo madaxweyne ku xigeenka Qaranka, Mudane Cabdiraxmaan Sayliciye, waxaan rejaynayaa inuu u tartami doono Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee Xisbiga Kulmiye si uu ugu soo dhawaado inuu isku taago madaxwaynenimadii uu hankeeda qabay. Dhawaan waraysi aan daawaday Mudane Maxamuud Xaashi wuxuu sheegay ‘Madaxwayne lalama tartamo asalkeedaba, aniguna waxaan leeyahay Madaxwayne ku-xigeena lama tartamo. Halkaas meel aan ahayni uma qalanto Gobollada Gabiley, Selel iyo Awdal ee Saylici Ka soo-jeedo.

 

#Saami-qabsi
Allaha Barakeeyo MW KX Qaranka, Mudane Cabdiraxmaan Sayliciye, waxaan rejaynayaa inuu u tartami doono…

Posted by Hamse Khaire on Monday, 24 August 2020

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button