Warar

Wafti ka Socda Dalka Malawi oo soo Gaadhay Hargeysa

Wasiirka Arrimaha Dibada Malawi oo Hargeysa yimid

Wafti uu hogaaminayay Wasiirka arrimaha Dibada ee Wadanka Malawi Francis Kasaila ayaa saaka Ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Magaaladda Hargeysa ee Jamhuuriyadda Somaliland.
Wasiirka oo ay waftigiisan ku wehelinayeen Xubno ka tirsan Baarlamaanka dalkaasi waxa garoonka diyaaradaha Ee Hargeysa ku soo dhaweeyay Masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo xubno Kale.
Waftigan ayaa la filaayaa in ay la kulmaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo golayaasha xeerdajinta Qaranka Somaliland.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button