MuuqaalloWarar

Xukuumada Somaliland oo laba Dhaan Biyood ka dhisaysa Gobollada Maroodi jeex iyo Saaxil.

Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa wadda qorshe ay laba Dhaam Biyood, kaga hirgelinayso, gobollada Maroodi jeex iyo Saaxil.

Haddii labadan Dhaam Biyood, ay noqdaan kuwa hirgala waxa ay wax badan ka tari doonaan, biyo yaraantii haysatay bulshada ku nool labada gobol.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button