Warar

Agaasimihii Hore Arrimaha Gudaha oo Geeriyooday

ILLAAHEY godka ha u waasiciyo agaasimihii hore ee wasaaradda arrimaha gudaha, imikana ahaa la-taliye sare oo arrimaha gudaha ah, marxuum Cabdi Axmed Nuur oo Hargeysa ku geeriyooday.

Marxuum Cabdi,runtii wuxuu ahaa addoon wanaagsan, aad u cibaado badan oo af gaaban, shaqadiisana yaqaanna.

Qaybaha kala duwan ee bulshada, ayaa ka marag kacay  inuu ahaa shaqsi xilkas ah oo aan waqti ku lumin jirin ilaalinta kursigiisa, balse waqti geliya tayeynta iyo muunaynta shaqada qaranka iyo masuuliyadda uu ummadda u hayo.

ILLAAHEY godka ha u waasiciyo, dedaalkii iyo waqtigii uu Qarankiisa iyo bulshadiisa geliyeyna haka abaal mariyo.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button