Warar

Dil Toogasho ah oo ka Dhacay Gudaha Magaalada Ceergaabo

ALLE  Haw Naxariistee Nin ayaa habeenkii xalay lagu dilay, xaafada Inji ee gudaha Magaaladda Ceergaabo ee xarunta gobolka Sanaag.

Waxaa kale oo wararka aanu helayna ay intaas ku darayaan in in Maydka Marxuumka la  geeyay cusbitaalka guud ee Magaaladdaasi.

Ciidamada Ammaanka Oo soo Gaadhay goobta ayaa dhawr qof oo looga shakisan yahay in ay dilkaas  ka  dambeeyeen u qabqabtay, illaa haddana ma jirto cid ka hadashay.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button